Wararkii u danbeeyey ee dagaalada ka socday magaalada Guriceel.

Date:

Dagaalka guriceel saakay ka qarxay ayaa hatan qaboobey waxaana saacadihii lasoo dhaafey socday duqeyn xooggan oo ku socotay Jaamacada oo ah halka ay ku hareen maleeshiyaadka taabacsan Macalin Maxamuud iyo Sheikh Shaakir.

Madaxda Galmudug iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa ugu dambeyn aqbaley in maleeshiyaadka Ahlusunna ee lagu go’doomiyay qaybo guriceel ka mid ah loo furo wado ay ku baxaan, isla markaa la siiyo fursad ay dhaawacyada ilaa shalay yaalay iyo Meydka ku qaataan.

Labo saacadood ayaa la siiyay Sheikh Shaakir in uu guriceel uga baxo kadib dalabkiisa taasi oo ku eg lixda duhurnimo.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Xoogga Dalka oo la kulmay saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Yaaqshiid oo u gudubtay wareega labaad ee Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.

Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...