Qarax miino oo lagu dilay duqii deegaanka  Feer-Feer

Date:

Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ayaa waxay sheegayaan in qarax miino lagu dilay duqii deegaanka Feer-Feer Khaliif Garaad Rooble iyo qof kale oo dumar ah.

Sidoo kale seddax qof oo Taliyaha saldhigga booliska ee magaalada Baledweyne Maxamed Qoorsheel uu ku jiro ayaa ku dhaawacmay qaraxaas.

Mas’uuliyiin ka tiran maamulka gobolka Hiiraan ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyey in qaraxaas ay Argagixisadu ku sii diyaarisay maqaayad lagu iibiyo Shaah oo ku taalla meel u dhaw saldhigga booliska magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal...

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan...