R/Wasaare Rooble oo u hambalyo u diray 6-da Senotar ee maanta loo doortay Afisyooni

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Waxaan hambalyo u dirayaa Senaterrada maanta ku guuleystay doorashada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, ku matalaya gobollada Waqooyi (Somaliland) ee kala ah;

  1. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
  2. Saalax Axmed Jaamac
  3. Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar
  4. Cismaan Abokor Dubbe
  5. Layla Axmed Ismaaciil
  6. Bilaal idiris Cabdullaahi

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa u mahadceliyay dhamaan dadkii ka qeyb qaatay doorashada iyo ergada doorashada.

โ€œWaxaan ammaanayaa ergada iyo guddiyada maamulka doorashada sida xilkasnimada leh ee ay howsha u maamuleen, Waxaan rajeynayaa in doorashadu noogu dhammaato si nabdoon oo hufanโ€.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale