Ciidamo Boolis ah oo loo tababaray sugida Amniga doorashooyinka

Date:

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta Magaalada Bosaaso ugu soo xiray Tababarka Sugidda Amniga Doorashada ee loo qabtay Ciidamo ka tirsan Booliska Gobalka Bari.

Taliye Xuseen ayaa oo ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay Sugida Amniga Doorashada isagoona kula dardaarmay Ciidamadaan in ay ka ku dhaqmaan casharadii ay qaateen labadii Bari ee lasoo dhaafay.

Horay ayaa waxaa Magaalada Madaxda Dowlad Goboleedyada tababar loogu qabtay Ciidamo Boolis ah oo ka qeyb qaadanaya sugida amniha Goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...