Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray suuqa weyn ee Magaalada “SAWIRRO”

Date:

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay Weheliyaan Guddoomiyaha Xaafadda Horumar, Agaasimayaal iyo Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka ayaa Kormeeray Suuqa Weyn  Gaalkacyo oo Dowladda Hoose ay Shaqo Fiican ka qabatay.

Maayarka ayaa booqday Waddooyinka Suuqa dhex Mara oo  Ganacsatada iyo Maamulka oo is kaashanaya ay dhigeen Interlock wuxuuna Ganacsatada kula dardaarmay in ay badqabka iyo nadaafadda mar kasta kala shaqeeyaan Dowladda Hoose Canshuurtana bixinteeda joogteeyaan si Horumar barlaaray loogaaro.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...