Maamullada Puntland iyo DDS oo kala saxiixday heshiis muhiim ah

Date:

Maamulada Puntlanda iyo dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa gaaray heshiis ka dib kulamo maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Goldogob ee gobolka Mudug.

Heshiiskaan ayaa waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka Amniga ee labada maamul iyo wada shaqeynta laamaha Amniga.

Waxaa kaloo ka mid ah sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen ka hortagga sicir bararka iyo canshuuraha laga qaado bar xuduudeedkaa, iyo ka hortagga deegaameyn cusub oo halkaasi laga sameeyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo diray qalabkii doorashada qof iyo codka ah ee Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho...

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray liiska goobaha codbixinta doorashada Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu...

Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo qaban...