Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray goob biyaha webiga Shabeelle uu ka soo fatahmay “SAWIRRO”

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuur galid ah ku tegay tuulada Moyko oo dhowaan fatahaad uu ka sameeyay wabiga Shabeelle.

Kormeerka Madaxweynaha Hirshabeelle waxaa ku wehlinayay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Kan Degmada Jowhar, iyadoo Dadaal dheer oo ay bixisay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle lagu guuleystay in la xiro buqda Tuulada Moyko oo uu ka fatahay Wabiga Shabeelle.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Wasiirro shir Jaraa’id ay qabteen uga hadlay Baadda Khawaarijtu ka qaaddo Shacabka

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir...