Wasaaradda Haweenka oo xarunta carruurta agoonta Dr Kadare ku wareejiyay qalab la isaga difaaco COVID-19 “SAWIRRO”

Date:

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta maamulka xarunta carruurta agoonta ee Dr Kadare ku wareejiyay qalab la isaga difaaco cudur COVID-19 oo ay ka mid yihiin Waji xirka (Face Mask) iyo dareeriyaasha jeermis dilaha ah (hand sanitizers).

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Haweenka oo ay ka mid tahay, Agaasimaha Waaxda xiriirka iyo abaabulka Nadiifa Cabdi Diirshe, ayaa qalabka ku wareejisay maamulka xarunta agoonta Dr Kadare.

Shalay ayaa sidan oo kale Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka mudane Isaaq Xaashi Jimcaale, waxaa qalabka lagaga hor tago cudurka COVID-19 ku wareejiyay maamulka Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Maxamuud Mire ee degmada Waaberi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...