Duqa Muqdisho oo lacag ku wareejiyay shirkad qaabilsan dhismaha waddada Jaale Siyaad “SAWIRRO”

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shirkadda dhismaha Kulmiye ku wareejiyay qeyb ka mid ah lacagta dhismaha waddada Jaale Siyaad oo dhaxmarta degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley, lacagtaas oo ay iska kaa shadeen bulshada labada degmo ku nool.

Munaasabadda lacag wareejinta ah waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud, Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada, maamulada degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley, Guddoomiyaha rugta ganacsatada Soomaaliyeed iyo guddiga dhismaha waddada Jaale Siyaad.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...