Duqa Muqdisho oo kormeeray degmooyin ay ka socdeen howlo nadaafadeed “SAWIRRO”

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tegay degmooyin ay ka mid yihiin Kaaraan, Yaaqshiid, Howlwadaag iyo Warta Nabada.

Ujeedka kormeerka ayaa ahaa mid uu duqa magaalada ugu kuurgalayay saameeynta uu roobka u geestay bilicda Caasimadda iyo howlaha Nadaafadeed oo ay maamulada Degmooyinka gobolka Banaadir ka wadaan magaaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa ku booriyay waaxda Nadaafadda dowladda Hoose ee Xamar inay dar dargeliyaan bilic soo celinta Caasimadda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hodan oo ku soo baxday tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga Afar dhamaadka oo la sameeyay

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin oo dil toogasho ah lagu xukumay

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka...

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Qadar oo yeeshay kulan muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin...