Midowga Afrika oo Soomaaliya u soo magcaabay ergay kala shaqeeya arrimaha doorashooyinka

Date:

Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya kala shaqeyn doona Arimaha siyaasadda iyo Doorashooyinka.

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, oo ku dhawaaqay magacaabidda ergayga cusub ayaa Mr John Dramani Mahama ku booriyay in uu si hufan u guto mas’uuliyadda loo xilsaaray, isagoo intaa ku daray in maalmaha soo socda uu soo gaari doono Soomaaliya.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...