Golaha shacabka ee BJF oo ku kulmaya Muqdisho.

Date:

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku yeelanaya xarunta golaha.

Kulanka maanta ayaa looga hadlayaa labo qodob oo kala ah Akrinta saddexaad ee wax ka bedelka sharciga Waxbarshada Heerka 1-aad iyo 2-aad iyo tacliinta sare, iyo qodobka labaad oo ah Warbixinta ku saabsan waxqabadka 100-ka maalmood ee Xukuumadda Federaalka oo loo qeybinayo xildhibaanada si ay u soo akhriyaan.

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 9-ka bisha Febraayo 2021 oo beri ku began hortagaya Xildhibaanada golaha shacabka si uu uga hor jeediyo warbixinta waxqabadka 100-ka maalmood ee Xukuumaddiisa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Xoogga Dalka oo la kulmay saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Yaaqshiid oo u gudubtay wareega labaad ee Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.

Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...