Guddi ku meel gaar ah oo loo magacaabay degmada Wasil ee Gobolka Mudug.

Date:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudugย  ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 13-xubnood oo ka mid ah bulshada degmadaasi.

Waxayna Guddigan ka shaqeyn doonaan baahiyaha Bulshada degmada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...