Maamulka Degmada Hodon oo olole nadaafadeed ka sameeyey qeybo ka mid ah Degmada Hodon+(Sawirro).

Date:

Maamulka Degmada Hodon oo kaashanaya Waaxaha Gaadiiidka iyo Nadaafadda Dowladda Hoose ee Xamar iyo Shirkadaha Nadaafada ayaa Olole Nadaafadeed ka sameeyey Wadada Sodonka gaar ahaan inta u dhexeysa Black Sea iyo Warshaddii Caanaha.

Guddoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Degmada Hodon Cabdikaafi Yuusuf oo la hadlay Idaacadda Codka Caasimadda ayaa digniin u diray dadka caadeystey iney Qashinka kusoo shubaan wadooyinka.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan soo celinta  bilicda Magaalada Muqdisho iyo ilaalinta nadaafada guud ee Demooyinka Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...