Wasiirka Difaaca Dalka oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxda Waaxyaha Wasaaradda.

Date:

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji  ayaa kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha hortabinta leh ee Wasaaradda gaashaandhigga la qaatay Madaxda Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda iyo Xafiiska ka hortagga askareynta carruurta.

Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta  ayuu Wasiirka Gaashaandhigga faray xafiiska ka hortagga askareynta carruurta iyo Madaxda Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda in si toos ah ay u wada-shaqeeyaan   .

Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa dhammaan howladeena Wasaaradda kula dar-daarmay u adeegida shacabka Soomaaliyeed iyo inay si daacadnimo ah u gutaan waajibaadka loo igmaday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...