Ciyaartoyda Koofur Galbeed oo xalay loo sameeyay casho sharaf+(SAWIRRO).

Date:

Xalay magaalada Baydhabo, waxaa lagu qabtay casho sharaf loo sameeyay xulka kubadda cagta ee Koofur Galbeed ee dhowaan ka qeybgalay tartankii Muqdisho lagu qabtay ee u dhexeeya ciyaartoyda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Koofur Galbeed, C/casiis Lafgareen, ayaa ka qeybgalay cashada lagu maamusay xulka kubadda cagta.
Cashada sido kale, Waxaa ka qeyb-galay Guddoomiyaha barlamaanka ku Xigeenadiisa Wasiiro Xildhibaano Agaasimiyaal iyo marti sharaf lagu casuumay Xafladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...