Madaxweynaha Koofur galbeed oo Saakay ku wajahan Magaalada Xudur.

Date:

Madaxweynaha dowlada goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa la filiyaa inuu goor dhaw gaaro magaalada xudur ee gobolka bakool halkaasi oo ay ka taagan yihiin xaalad bini’aadanimo.

Wafdi hor dhac u ah ayaa shalay gaaray xudur waxaa ula jeedada ay utagaan ay tahay sidii wax loo qaban lahaa xaalada cakiran ee ka jirta xudur.

Maleeshiyaadka al-shabaab ayaa go’doomiyay dhammaan wadooyinka soo galo magaalada waxaana taasi ay sababtay inay gabaabsi noqdaan waxyaabaha qutul daruuriga u ah nolshada bulshada gaar ahaa Raashinta ,Shidaalka iyo adeegyada caafimaadka.

Sidoo kale waxaa sare ukacay qiimaha la kala siisto raashinka oo gaaray afar laab inta hore loo iibin jiray waxaana ka dhashay dhibaatooyina soo food saaray bulshada ku nool degmada xudur ee gobolka Bakool.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...