Wasiirka Amniga Galmudug oo ka warbixiyay howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”

Date:

Wasiirka Wasaaradda amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal iyo duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa shir jaraa’id oo ay si wadajir ah magaalada Gaalkacyo ugu qabteen  uga waramay halka ay marayaan howlgalada la dagaalanka kooxda naf iyo nolal diidka ah  ee argagixisada Al-Shabaab.

Guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal iyo guddoomiyaha dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa iyaguna bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah la dagaalanka arxan lawaayaasha baneeytay dhiiga muslimiinta.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo ka warbixiyay howlgalladii ay sameeyeen ciidanka ee la xiriiray falkii naftii haligaha ahaa ee ka dhacay Garoonka Cabdullaahi Ciise ee magaalada Gaalkacyo ayaa tilmaamay in lagu raad joogo dadkii falkaasi ka dambeeyay, ayna hayaan xog la xiriirta arrinkaas.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...