Wasaaradda caafimaadka XFS oo tababbar ku saabsan dhimirka u soo xirtay xirfadleyaal caafimaad+(SAWIRRO).

Date:

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo kaashaneysa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo gabagabeysay tababbar ku saabsan caafimaadka dhimirka.

Tababbarkan ayaa ujeedkiisu wuxuu ahaa in xirfadleyaasha caafimaadku noqdaan tababarayaal arrimaha caafimaadka dhimirka, kuwaas oo sii tababari doona shaqaalaha xarumaha caafimaadka si adeega caafimaadka dhimirka loogu daro adeegyada ay bixiyaan una siiyaan taageerada lagama maarmaanka ah ee ay u baahanyihiin bukaannada qaba xanuunka dhimirka.

Dadka qaba xanuunnada dhimirka ayaan heysan goobo ku filan oo lagula tacaalo, waxeysa tababbarida xirfadleyaashan noqon doonaan kuwa wax weyn ka beddela haddii laga faa’ideysto.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Golaha Wasiirrada maamulkaas

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan...