Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee Hirshabeele+(SAWIRRO).

Date:

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee xukuumadda Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay wasiirada sii haya-yaasha ah oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka amniga, caafimaadka, boostada iyo isgaarsiinta, gargaarka, ganacsiga iyo wasiirka duulista hawada.

Wasiirka ganacsiga ayaa kulanka kaga warbixisay sare kaca maciishada qeybaheeda kala duwan oo korar  aad u weyn la ga dareemayo magaalada Jowhar taas oo sawabtay xirnaashiyaha wadada xiriirisa Jowhar iyo Balcad oo ay gooyeen biyaha wabiga Shabeelle.

Wasaardda arrimaha gudaha Hirshabeelle ayaa sidoo kale soo gudbisay warbixin ku aadan hal ka ay marayan dhismaha dowlada hoose ee Hirshabeele .

Dhinaca kal,e wasaaradda amniga ayaa warbxinteeda ku soo gudbisay xaaladaha amni, ee deeganada Hirshabeelle waxaana uu soo hadal qaaday xoojinta booliska Hirshabeelle, iyo 12 gaari oo kuwa boolis ka ah oo dhawaan ciidamada booliska ay la  kawareegi doonaan iyo sugidda amniga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...