UK oo ciidan ku biirineysa howlgalka qaramada midoobe ee dalka Mali.

Date:

UK ayaa sheegtay in ay ciidamo nabad ilaalin ah oo qeyb ka ah howgalka qaramada midoobe ee dalka Mali ay direyso

Ciidankan oo tiradooda ay tahay 300 askari ayaa ku biiraya howlgalka Minusma ee qaramada midoobe .

Maj Gen Nick Borton,  oo ah taliyaha howlgalka ciidanka UK ayaa sheegay in qatarta sii kordheysa ee kooxaha argagaxisada dalka Mali ay sababtay in UK ciidan u dirto dal u jira 2,500 Mile

Ciidanka Britain ayaa la geyn doonaa magaalada GAO ee ku taala bariga dalka Mali.

Saraakiisha ciidanka Britain ayaa sheegay howlgakan uu ka duwan yahay midkii Afgaanistaan oo ciidanka Britain uu ka soo gaaray qasaaro badan

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...