Dowlad Goboleedka Puntland oo faahfaahin ka bixisay shilkii diyaarada Air Jabuti Garoonka Magaalada Garoowe.

Date:

Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Cismaan lug toor ayaa faahfaahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo ka dhacay gudaha Garoonka diyaaradaha ee Gen/Mohamed Abshir kaasi oo aan sababin khasaare nafeed.

isagoona wasiirka duulista hawada Puntland Sheegay in halka khaladku ka dhacay ahayd Duuliyaha diyaarada oo ku dagay meel aan ahayn halkii u astaysnayd cagadhigashada Koowaad ee diyaarada Masaafo ahaana u jirta 300M oo ah halka uu ka bilowdo Ranwayga caga dhigashada diyaaraduhu.

Wasiirka duulista hawada iyo Garoomada Puntland ayaa iska fogeeyay eedayn iyo hadal hayn badan oo baraha bulshada ka jirtay taasi oo ahayd in dab damiskii garoonku ciladaysnayd xilligii shilku dhacayay isagoona xusay in dab damiska garoonku shaqaynayay diyaaraduna aysan u baahan gurmadka gaadiidka dab damiska.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...