Uk oo noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19.

Date:

UK ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka  cudurka safmarka  ah ee Covid-19.

Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock ayaa sheegay in talaalka la bilaabayo isbuuca soo socda.

Matt Hancock wuxuu sheegay in ahmiyad gaar ah la siin doono dadka waayeelka ah iyo shaqaalaha caafimaadka oo talaalka ugu horeeya helaya.

Waaxda caafimaadka ee NHS loo yaqaan ayuu sheegay in ay dadka la xiriiri doonto

UK waxay dalbatay ilaa 40 malyuun oo dose oo talaalka ah .

Cudurkaan safmareenka ah ayaa wuxuu saameyay dunida oo dhan iyadoo uk ay ka midtahay wadamada uu aadka u saameyay.

UK aya ah dalka ugu dhimashada badan ee cudurka karoonaha,gudaha  qaarada Yurub waana dalka shanaad ee aduunka ugu dhimashada badan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...