Shacabka magaalada Muqdisho oo ka hadlay dhibaatooyinka ka dhasha ciriiriga waddooyinka caasimadda+(SAWIRRO).

Date:

Wadooyinka Magaalada Muqdisho waxaa ka jira Jaam iyo ciriiri fara badan Waxaana Saameynta Ugu Weyn Ku Yeelatay Isu Socodka Dadka iyo Gaadiidka Noocyadiisa Kala Duwan, ganacsatada ,ardayda,shaqaalaha usoo kallaha shaqadooda iyo bulshada ku Nool Gobolka Banaadir iyo gobolada ku teedsan.

Ciriirigan Ka Jira Wadooyinka ayaa sabab u ah wadooyinka magaalada oo aad u yar cabir ahaan, gaadiidka oo aad ugu soo badanaya magaalada, gaadiidka xamuulka ah oo ee ka soo rarta dekedda oo isku xira wadooyinka

qaar ka mid ah gaadiidleyda iyo iyo ganacsatada ayaa ka hadlay saameynta ay ku yeelatay howlaha iyo shaqooyinkooda, waxaynta tilmaameen in dhibaato xoogan ay kala kulmaan xilliyada cariiriga ee Wadooyinka.

Mudooyinka ayaa Waxaa Soo Badanayay Ciriiriga Iyo Jaamka faraha Badan ee ka Jira Wadooyinka Magaalada Muqdisho Iyadoo Dowladda Soomaaliya ay Waddo dadaalo ay ku fureyso wadooyinka dhagxaanta ay ku xiran ee magaalada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duqeyn Qorsheysan Ka Fuliyay Deegaanka Ugunji ee Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...