Dowlada Itoobiya oo ku Eedaysay TPLF Burburin xoogan oo loo geystay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Axum+(SAWIRRO).

Date:

Dowlada itoobiya ayaa sheegtay in ciidanka tigreega ee TPLF ay burburiyeen garoonka diyaaradaha magaalada Axum gaar ahaan dhabaha ay diyaaradahu ku cararaan.

Garoonkan oo shaqeyn jiray 24-saac kana mid ah garoomada sida casriga ah loo dhisay ee itoobiya ayaa waxaa ku kacay aduun gaaraya 13.78 malyuun oo doolarka Mareykanka ah.

Axum waxaa ku yaala goobo taariiqi ah dhismo yaal fac weyn oo guun ah halkaas oo dad badan u daawasho tagi jireen.

Sidoo kale Axum waxay qeyb kaga jirtay dalxiiska itoobiya oo iyada ah meelaha ugu caansan oo dadka ajnabiga ah u dalxiis tagaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...