Dalka Mareykanka oo Musharixiinta Soomaalida ee u taagan golayaasha deegaanka ku soo kordhayaan.

Date:

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay kordhayaan aqoonyahanada Soomaalida ee isu taagaya jagooyinka siyaasadeed ee loogu tartamayo deegaanada dalkaasi Mareykanka.

Shugri ย Coloow oo u sharaxan guddoonka deegaan King-County ย ee Gobolka Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka mid ah xubno hor leh oo doonaya in ay isu soo sharaxay deegaanno dhowr ah.

Gabadhaasi,ayaa haatan ku sugan Gobolka Minnesota oo ay ku badan yihiin dadka Somalida,iyadoo kulamo la qaadan doonta qeybaha bulshada kala duwan eek u nool halkaasi.

wariyaha war-baahinta qaranka ee dalka Mareykanka Abdixakim Abdi ismai ayaa soo sheegaya in dadka Soomaaliyeed ay guullo ka soo hooyeen tartamadii doorashooyinka ee loo galay golayaasha deegaanka iyoย  Aqalka Wakiilada ee dalka Mareykanka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...