Xaflad lagu Daahfurka Aaladeynta Manhajka Qaranka oo si toos ah uga socota Muqdisho

Date:

Madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah xubnaha labada gole ee Jamhuuriyadda Fedeaalka Soomaaliiya ayaa ka qeybgalaya xaflad ka socota xarunta murtida iyo madadaalada oo lagu maamuusaayo  daahfurka aaladeynta manhajka qaranka.

Xafladdaan oo si gaar ah loogu mahadnaqayo  qorayaasha barnaaamijka aaladeynta manhajka qaranka,waxaa sidoo kale ka qeybgalay qaar ka mid ah ururada bulshada,ardayda iyo shirkado.

TOOS UGA DAAWO/DHAGEYSO Warbaahinta QARANKA.

TOOS U DAAWO TELEFISHINKA QARANKA SOOMAALIYA

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...