LIVE uga daawo goor dhow SNTV barnaamijka TEDx Muqdisho

Date:

Barnaamijka TEDx Muqdisho oo ah barnaamij isu keenna bulshada, siyaasiiyiinta, aqoonyahannada, abwaannada, dhalinyarada, Haweenka iyo fikir curiyeyaasha Soomaaliyeed ayaa ka bilaabanaya goor dhow Muqdisho, kaas oo ay soo agaasintay Ilwad Elman.

Barnaamijkaan oo sannadle ah, sannadkaan waxa cinwaan u ah Iskaa wax u qabso, kaas oo ay ka soo qeyb-galeen dadka isku dayey in ay soo kordhiyaan fikirado cusub,  dhinacyada ganacsiga, siyaasadda, amniga iyo horumarinta dalka.

Barmaamikaan waxa uu si gaar ah u xambaaran yahay dagaalladii sokeeye ee Soomaliya ka dhacay kaddib isbadellada dalka ka jira, isla markaana waxa uu dhiiragelinayaa oo uu soo bandhigayaa shaqsiyaadkii ku guuleystay fikradaha ay dalka ku soo kordhiyeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...