Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii TPLF ay ku qaadeen ee Eritrea.

Date:

Dowladda Mareykanka ayaa canbaareysay weerar gantaalo ah oo TPLF ay ku garaaceen magaalada Asmara ee xarunta Eritrea.

Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee afrika Tibor Nagy ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid aan sabab loo yeelan karin oo aan la aqbali karin.

Wuxuu kaloo ku tilmaamay tibaabo ay TPLF dagaalka kaga dhigeyso mid caalami ah .

Tibor ayaa ku baaqay in dadka rayidka la badbaadiyo colaadana dhaqso loo joojiyo.

Kooxda TPLF ayaa xalay 3 gantaal ku dhuftay Asmara mana jirin qasaaro ay geysteen

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...