Booliska Magaalada Jowhar oo Howlgal lagu xaqiiinaayo amniga ka sameeyay magaaladaasi.

Date:

Ciidamada Booliska degmada Jowhar ayaa sacadihi la soo dhaafay halkaa ka sameeyay howlgalo lagu xaqiijinayo amniga degaanada maamulka Hirshabeelle gaar ahaan magaalada jowhar oo dhawan marti galisay doorashada masuuliyinta maamulka Hirshabeelle

Taliyaha saldhiga Booliska jowhar dhame Maxamed Siyaad Cali canjeex oo la hadalay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa sidii loo xaqiijin lahaa guud ahaan amniga deeganada Hirshabeelle waxaa uuna sheegay in ay ku guuleeysteen sugida Amniga doorashadii maamulka Hirshabeelle

Taliyaha waxa uu sidokale u mahadceliyay shacabka ku nool degaanada Hirshabeelle oo la shaqeeyay inta ay howlgalka wadeen ciidamada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...