Ra’isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo war qoraal ah ka soo saaray Xaalada dalkaasi.

Date:

Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa saakay bartiisa Twiterka ku qoray qoraal kooban oo uu kaga hadlayo xaalada gobalka tigreega ee waqooyiga itoobiya halkaas oo maalinkii totobaad ay ku dagaalamayaan ciidanka dowlada federaalka iyo Jabhada TPLF.

Qoraalka ayaa sidaan u dhignaa.

Howlgalkeena fulinta sharciga ee Tigray waxay u socdaan sidii loo qorsheeyay.

Howlgalka dhaqso ayuu u joogsanayaa marka hubka laga dhigo kooxda danbiilayaasha ah, maamul sharci ahna gobalka lagu soo celiyo oo la qabto kuwa baxsad ah islamarkaana la keeno cadaalada.

Dhamaan arimahani si dhaqso ah ayeey ku imaanayaan oo lagu gaarayaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii...

SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa degmada Baardheere...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...