Taliyaha Ciidanka booliska iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeeray xarumaha ciidanka booliska Gobalka Bari+(SAWIRRO).

Date:

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa kormeeray xarumaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari,

Taliyaha ayaa Booqday Goobaha loo asteeyey in lagu qabto qaar ka mid ah doorshada Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliyeed ee deegaan doorashoodu tahay Puntland.

Taliya waxaa kormeerka ku wehliyay Taliye ku-xigeenka ciidamada booliska Puntland Genaraal Caydiid Axmed Nuur Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud waxaana ay sigaar ah u kormeereen goobaha ay ka dhici doonto doorashada Xildhibaannada Soomaaliya, kaasi oo la rajeenayo in lagu doorto qaar ka mid ah Xildhibaannada cusub.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida AUN Weriye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdulfitax...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...