Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed oo gaaray magaalada Xudur+Sawirro.

Date:

Wafdi oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Dr.Cali Siciid Fiqi ayaa gaaray magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool.

Wafdigan  ballaaran oo ka koobnaa xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka koofur galbeed ee uu horkacayey guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka konfur galbeed Soomaaliya Dr.Cali Siciid Fiqi waxa si diiran garoonka ugu soo dhoweeyey xildhibaanno, maamulka gobolka bakool maamulada degmooyinka iyo bulshada inteeda kale.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa salaan gacan qaad ah la dhexqaaday bulshadii soo dhoweyntiisa ka qeyb qaadatay intaa ka dib guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxa loo galbiyey xarunta madaxtooyada koofur galbeed.

      

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...