Isbitaalka xoogga dalka oo tayadiisa lasii horumarinayo+sawirro.

Date:

Saraakiil ka tirsan  howlgalka tababarka ciidanka Soomaaliya ee midowga Yurub ayaa booqday goob loogu talo galay qashinka oo laga dhisayo isbitaalka xoogga.

Mashruucan oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa ah mid lagu  dhisayo meel lagu burburiyo haraaga agabka caafimaadka ee isbitaalka loo isticmaalo sida cirbadaha,daawooyinka iyo kiimikada loo adeegsado nadaafadda.

Saraakiisha midowga Yurub waxay sheegeen in talaabadan ay gacan ka geysaneyso sare u qaadida adeegyada caafimaad ee isbitaalka.

Qashinka isbitaallada ayaa haddii aan la burburin waxaa ka dhalan karta halis caafimaad oo weyn taas oo dadka iyo deegaankaba saameyneysa.

   

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...