Wasaradda Gaadidka XFS oo ku howlan horumarinta garoomada diyaaradaha dalka.

Date:

Wasarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya aya gobollada dalka ka billowday qorshe lagu hormarinayo garoomada diyaradaha ee ku yaalla magaalooyinka dalka.

wafdi uu horkacayo sii hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda gadidka iyo duulista hawada XFS mudane Xirsi Adan rooble ayaa ku howlan taabbagalinta mashariicyo lagu fulinayo garoomada diyaradaha dalka, kaas oo la xiriira dhismooyin lagu kordhiyay garoomada iyo qalabeyn.

Sii hayaha wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in qalabka isgaarsiinta ee diyaradaha lagu hago iyo shaqaale aad loo carbiyay ay geeyeen Magaalooyinka Kismaayo iyo Baladweyne,sidaa daraadeedna ay ku tala jiraan in magaalooyinka kale ay gaarsiiyaan fursadahaasi kuwo la mid ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka amniga Koofur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...