Mas’uuliyiin ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo AMISOM oo Muqdisho ku kulmay.

Date:

Madaxweyne kuxigeenka Maamul Dowlad Goboleedka  Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera.

Kulankaasi ayaa looga hadlay xoojinta Xiriirka Amisom iyo dowlad gobolleedka Galmudug  iyo qodobo kale oo la xiriiray ka qeybgalka sugidda amniga iyo horumarinta arimaha bulshada.

Madaxweyne Ciid ayaa masuuliyiinta Amisom kala hadlay sidii Ciidamada Amisom ay gacan uga geysan lahaayeen xoreynta goobaha fara-kutiriska ah ee kooxda argigixisada Al-Shabaab ay ka joogaan Galmudug.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...