NISA oo shaacisay qilaafka soo kala dhexgalay horjoogayaasha Al-Shabaab.

Date:

Qoraal ay soo dhigtay bogga twitter-ka Hey’adda nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka NISA ayaa lagu sheegay in horjoogayaasha Al-Shabaab uu soo kala dhex galay qilaaf xooggan oo u dhexeeya Garabka, Mahad Karataay iyo Garabka, Axmed Diiriye, kuwaasi oo ku hardamaya sidii kooxda ay u yeelan lahayd horjooge, maadaama horjoogahooda uu soo wajahay xanuun.

 Halkan ka akhriso xogta oo dhameystiran:-

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...