Munaasabad loogu mahadceliyay Madaxda Galmudug oo Dhuusamareeb Lagu qabtay.

Date:

Munaasabad ballaaran oo lagu Taageerayay mirihii ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb Saddax ayaa xalay lagu qabtay fagaaraha Shiirkole ee magaalada Dhuusamareeb.
Munaasabaddan waxaa soo agaasimay maamulka Caasimadda, iyadoona ayna ka qeybgaleen madaxweynaha dowlad goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, goddoomiyaha golaha wakiilada Mudane Maxamed Nuur Gacal, Xubno ka tirsan goleyaasha xukuumadda iyo barlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor-Qoor) ayaa ku amaanay bulshada Galmudug isku duubnida ay muujiyeen in shirarka mashquulka badan ay ka socdeen magaalada waxaana sidoo kale uu sheegay in Galmudug ay mar walbo u taagantahay sidii dalkaan loo gaarsiin lahaa hormar iyo dowladnimada la xoojiyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...