AMISOM oo billowday habraaca hawlgallada ee heerka deegaanka.

Date:

Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta soo saaray qoraal Document ah oo qeexaya waajibaadka howlwadeennada ee la xiriira  habraaca ilaalinta deegaanka.

Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in howlwadeennada ay waajibka ku tahay dhaqangelinta dhammaan nidaamka ilaalinta deegaanka, gaar ahaan marka ay fulinayaan waajibaadka ka saaran howlgalka nabad ilaalinta.

Document-kaas  oo cinwaan looga dhigay nidaamka howlaha aasaasiga ee AMISOM (SOPs), waxaa arbacadii si rasmi ah u billaabay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Dalka Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Waxbarashada oo dib u dhistay Iskuulkii Farsamada Gacanta Maxamuud Axmed Cali ee degmada Kaaraan

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...