Xoogga dalka oo burburiyay saldhig qaraxyada lagu farsameeyo.

Date:

Ciidamada Xoogga gaar ahaan kuwa Danab ayaa maanta howl-gal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Gendershe ee gobolka shabeellaha hoose waxa ay ku bur burireen goobo ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku farsameynayeen waxyaabaha qarxo.

Ciidanka xoogga dalka ayaa sidoo kale howl-galkaasi inta ay ku jireen gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan argagixisadii halkaasi ku maleegayay dhibaateynta shacbka Soomaaliyeed .

“Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka sameeyey deegaanka Gendarshe ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa waxay ku bur-buriyeen goobo Qaraxyo lagu farsameynayey, iyagoo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada oo halkaasi ku sugnaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa...

Wasaaradda Shaqada fariin u dirtay shaqaale waynaha Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada K/Galbeed oo la shaaciyay

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...