Boqorka Sucuudiga Oo La Dhigay Isbitaal Ku Yaalla Magaalada Riyaadh.

Date:

Boqorka Sucuudiga ayaa la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalada Riyaadh si baaritaan loogu sameeyo.

Wakaaladda Wararka Ee Dowladda Sacuudiga ayaa ku warrantay in Boqor Salmaan oo 84 jir ah uu dareemayo xannuun dhanka kaadi heyska ah.

Salmaan in Cabdul-Caziiz ayaa sannadkii 2015-kii la wareegay xilka boqortooyada Sucuudiga isaga oo 79 jir ah xilliggaas, kaddib markii uu geeriyooday walaalkii Boqor C/laahi.

Wuxuu 48 sanno ah ka ahaa Guddoomiyaha  Gobalka Riyaadh ka hor inta uusan noqon Wasiirka Gaashaandhigga 2011-kii.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaaraha XFS oo daahfuray xarun cusub oo qaabilsan ka hortagga weerarada internetka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANZANIA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Janaraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Gubadleey oo u gudubtay wareega 3-aad Tartan cilmiyeedka warbaahin Qaranka

Degmada Gubadleey oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...