Shirka Madaxda maamul goboleedyada oo Dhuusamareeb ka furmaya

Date:

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirka wadatashiga maamul goboleedyada.

Shirka ayaa waxaa la filayaa in madaxda maamul goboleedyada ay uga shiraan doorkooda ku aaddan doorashooyinka Qaranka iyo ka shaqeynta sidii wadajir looga qeyb qaadan lahaa horumarinta adeegyada kala duwan ee bulshadu u baahanyihiin.

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa saakay aad loo adkeeyay, waana markii ugu horreysay oo magaaladu ay marti geliso shir nuucaan ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...

Wasiirka Kalluumeysiga oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Masar ee Arrimaha Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Hoggaamiyaha Koongur Galbeed oo Daah furay Imtixaanaadka Dugsiga Dhexe ee Degaannada KGS

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...