Booliiska Oo Fashiliyay Qarax Lasoo Dhigay Wadada Hormarta Jaamacadda Ummadda

Date:

Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa goordhaw qarxiyay miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed qeybta Gaheyr ee magaalada Muqdisho.

Qaraxaan ayaa la sheegay in ay arkeen dad ka agdhowaa halka lasoo dhigay, waxaana ciidamada booliiska oo lagu wargaliyay qaraxaan ay xireen laamiga iyagoona mudo kadib ku guuleestay in si nabad galyo ah ay u qarxiyaan.

Ma jiro wax khasaaro ah oo ka dhashay qaraxaan miino ee goordhaw la qarxiyay , waxaana qaraxa markii ay fashiliyeen ciidanka booliiska shacabka u ogolaadeen in ay laamiga isticmaalaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...