Wasiirka C/fimaadka Hirshabeelle Oo Bulshada Ugu Baaqay In ay Raacaan Tallooyinka Dhaqaatiirta

Date:

Wasiirka Wasaaradda C/fimaadka iyo daryeelka Bulshada dowlad Gobaleedka Hirshabeelle mudane Cabdi Macalim Maxamed ayaa ugu baaqay bulshada Hirshabeelle inay qaataan wacyigelinta loo jeedinayo si Fayruska Karoono ay uga badbaadaan.

Wasiirka ayaa sheegay in aysan ka hor joogsan doonin hawlaha bulshadda ay u hayaan bahda caafimaadka, wuxuuna,ugu danbeeyn tacsi u diray koox dhaqaatiir iyo kal kaaliyaal isugu jira,oo dil loogu geeystay tuulada Gololey oo hoos tagta degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle ayaa uga tacsiiyeeyay bulshada Soomaaliyeed, qaraabadii, eheladdii iyo bahda caafimaadka in uu samir iyo iimaan Alle ka siiyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA

WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA Iyadoo la tixraacayo Qodobka 32-aad...

Jadwalka imtixaanka fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Taliska CXD oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saakay ee magaalada Baydhabo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada...