Diyaarad siday daawo oo ku dul dhacday meel waxyar u jirta garoonka diyaaradaha Bardaale

Date:

Muqdisho.(SNTV):- Diyaarad ay leedahay African Airways oo ah Nooca 30 qof qaada, kana kacday Muqdisho, ku hakatay Baydhabo ayaa ku burburtay Bardaale.

Wararka aynu ka heleyno Maamulka Shirkadda ayaa sheegaya in diyaaraddu ay siday cargo ayna waday 6 qof oo 2 ka mid ah ay Soomaali yihiin.

Diyaaradda ayaa ku dul dhacday meel waxyar u jirta garoonka diyaaradaha Bardaale, waxaana ay sidda shixnad daawo ah oo loogu talagalay ka hortagga COVID-19.

Ma cadda sababta keentay Burburka Diyaaradda

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...