Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada oo lagu laayey Gobolka Shabeellaha Hoose.

Date:

Muqdisho:(SNTV):- Maleeshiyad ka tirsan kooxaha nabad diidka Al-shabaab Al-qaacida oo is dayay in weerar arbushaad ah ey ku soo qaadan fariisimaha ciidamada xooga dalka ey ku leeyihiin deegaanada ceelsaliini iyo bariire oo katirsan gobolka shabeelada hoose ayaa araxda looga jabiyay.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa warbaahinta qaranka  u xaqiijiyay in tobaneeyo ka mid ah argagixisada weerarka soo qaaday ladilay islamarkaana ay jiraan dhaawacyo soo gaaray maleeshiyadaas oo jab xoogan kala kulmay ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee jooga jiida hore ee dagaalka.

Ciidanka Xogga Dalka ayaa dhabarjab xoogan u geysanayay Maleeshiyaadka kooxda arxanka daran ee Al-shabaab tan iyo markii ay dib u bilaawdeen holgalka lagu ciribtirayo Al-shabab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Diinsoor oo ku soo baxday tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan

Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa u...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo shacabka la wadaagtay ogeysiis muhiim ah

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS), ayaa shacabka Soomaaliyeed la...

Taliyaha Xoogga Dalka oo la kulmay saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...