Qadar oo Soomaaliya u soo direysa gargaar caafimaad

Date:

Amiirka Qadar, Tamim bin Xamad Al Thani, ayaa maalinimadii shalay ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya loo soo diro gargaar caafimaad oo wax ka tara dadaallada looga hortagaaayo cudurka Covid 19.

Amiirka oo soo saaray  hadal kooban ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah loo abaabulo gurmad caafimaad oo loo soo diro Soomaaliya,isagoo intaa raaciyay in dalka Qadar uu ka qeybqaadanaayo dadaallada Soomaaliya ee lagula dagaallamayo viruska Corona.

Tan iyo markii uu bilowday caabuqa Corona, dalka Qatar waxay gargaar caafimaad siiyeen dhowr waddan oo adduunka ah, oo ay ku jiraan Falastiin, Lubnaan, Tunisia, Algeria, Iran, China, Italy, Nepal, Rwanda iyo Somalia.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka oo Guddoomay Nuqullada Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Brazil

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga...

Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu dilay 25 ka tirsan Khawaarijta, iyo afar horjooge oo isku soo dhiibay CXDS

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa...

Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...