Diyaarado Shixnado Gargaar Ah U Waday Qardho Oo Maanta Gaaray “sawirro”

Date:

Waxaa galabta Garoowe ka dagay saddex diyaaradood oo waday Gargaar iyo Agab kala duwan oo loogu tala galay Bulshada Qardho ee Roobabka daadadka watay saameeyeen.

Wafdigan waxaa Hogaaminayay Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jamaal kana mid ah guddigi gaarka ahaa ee Ra’iisul Wasaare Khayre u magacaabay Gurmadka Qardho iyo deegaanada kale ee dalka ee fatahaaduhu saameeyeen.

Wafdigan ayaa isla markiiba u sii gudbay magaalada Qardho oo ah halka dhibtu ka dhacday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...