Madaxwaynaha Puntland Oo Isku Beddelay Taliyayaasha Booliiska Nugaal Iyo Mudug

Date:

War-Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha dowlad goballeed Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la isugu beddelay taliyayaasha qeybaha booliska goballada Nugaal iyo Mudug.

Xeerka uu soo saaray madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay in lagu dardargaliyo amniga deegannada Puntland.

Qoraalka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in G/sare Muumin Cabdi Shire in loo beddelay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, halka G/sare Cabdiqaadir Jamac Dirir loo beddelay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha ayaa faray taliyayaasha la isku beddalay in ay ka soo dhalaallaan shaqada ay hayaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hodan oo ku soo baxday tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga Afar dhamaadka oo la sameeyay

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin oo dil toogasho ah lagu xukumay

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka...