Amnesty Oo Ku Boorrisay Dowladda Eritrea In Ay Xabsiyada Ka Sii daayso Maxaabiista

Date:

Hay’adda Amnesty International Ayaa waxa ay ugu baaqday dowladda Eritrea In Ay Xabsiyada Ka sii daayso Maxaabiista Si Ay Uga Badbaadaan Halista Cudurka Covid-19

Bayaan ay soo saartay Hay’adda U Dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa waxa ay ku sheegtay “Xaaladaha buux dhaafka iyo mid nadaafad xumida darteed ay tahay xabsiyada laga sii daayo maxaabiista ku xir-xiran gudaha xabsiyada ee dalka Eritrea   ” taasi oo sii kordhin karta fursadaha uu ku fidi karo cudurka COVID-19, caabuqa cudurkani oo ah mid ku dhaca neef-mareenka ayaa waxaa sababa cudurka cusub ee coronavirus.

Hadalka qoraalka Amnesty International ayaa ku soo aaday xilli uu dunida ku sii baahayo cudurka iyadoo uu dalkastaahi uu wado dadaal lagu wacyielinayo ka hortagga baahista cudurkani oo xaaladihiisa caafimaad darro awgeed ay intaba dad kala duwan ugu geeriyoodeen meelo badan oo ka mid ah dalalka caalamka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya oo tacsi u tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr....